(Akhriso) Qodobada lagu heshiiyey shirkii Afisiyooni & kuwa lagu kala booday

Waxaa maanta guuldaro ku dhamaaday shirkii hordhaca ahaa ee Madaxda DF iyo dowlad goboleedyada mudada saddexda cisho ah uga socday magaalada Muqdisho kaasoo looga hadlayey ajendaha shirka soo socda ee looga hadlayo shirka doorashooyinka. Wasiirka Warfaafinta Somalia Cusmaan Dubbe ayaa ku eedeeyey madaxda Jubbaland iyo Puntland iney ka dambeeyeen fashilka shirka aysana rabin in dalku … Continue reading (Akhriso) Qodobada lagu heshiiyey shirkii Afisiyooni & kuwa lagu kala booday